MD. Guuleed |
XIlka qaadista halkan ka akhri
Barlamaanka Galudug ayaa ku jiray fasax maalmihii lasoo dhaafay. madaxweyne Guled ayaa sheegay in aysan xiligaan barlamaanka galmudug ka qaadi karin xilka sababo la xiriira xaalada barlamaanku ku jiro ee ah fasaxa baarlamaanka.
sido kale madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in ay arinta mooshinka gacan ku leeyihiin dad aan galmudug u dhalan kuwaas oo doonaya burburka galmudug.
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim