Sunday, January 22, 2017

Doorashada Gudoomiye ku xigeenka koowad oo wareegi koowad gashay.



Xildhibaanada aqalka sarre
Doorashada gudoomiye kuxigeenka koowaad oo wareegi koowaad gashay ayaa waxaa kusoo baxay 4 xildhibaan waxaana mid ka mid ah afartaas xildhibaan uu isaga tanaasulay doorashada.



doorasha ayaa waxa lookala helay codadka sidan soo socota:

  1. Xasan Faarax Xujaale. 6
  2. Axmed Xaashi Maxamuud. 1 cod
  3. Cabdiwaaxid Cilmi cumar. 2 cod
  4. Abshir Maxamed Maxamuud. 17 cod
  5. Cabdi Axmed Dhuxulow.       14
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud. 11 cod
  7. Cabdirisaaq Cusmaan Cali. 1 cod
waxaana wareega labaad u gudbay xildhibaanada kala ah:
  1. xasan faarax juurile.
  2. abshir maxamed maxamuud
  3. cabdi xasan dhuxulow
  4. maxamuud axmed maxamuud
afartan xildhibaan oo isugu haray wareega labaad ee doorashada ayaa waxaa ka tanaasulay tartanka xildhibaan Xasan faarax Juurile. 

Halkan ka akri guumiyaha doorashadiisa

Xildhibaan Juurile

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim