Showing posts with label qoyska. Show all posts
Showing posts with label qoyska. Show all posts

Sunday, March 18, 2018

Shahwo yarida oo caafimaaddarro lala xiriiriyay


Raga ay manidoodu yartahay ayay u badan tahay in ay qabaan tiro xaalado caafimaad ah, taas oo sare u qaadaysa halista ay ugu jiraan in ay xannuunsadaan, sida ay muujinayso cilmibaadhis cusub oo la sameeyay.

Monday, February 26, 2018

This is how online dating is changing the world


Only a few years ago, people would keep quiet or even fabricate elaborate lies to keep the world from knowing they met their partner online.

Relationship expert on the biggest mistake people make when dating

ISTOCK


Navigating the maelstrom of the dating world is an art form. 

Tuesday, January 2, 2018

17 qodob oo lamaanaha u horseedaya farxada iyo raaxada guurka


Rag iyo dumar ayaa wax badan oo  iska qaban iskula dhaqma sida inay yihiin caddow, halkii ay ka ahaan lahaayeen asxaab. Ninku waxa uu isleeyahay adiga ayaa qeef ah waxkasta oo aad dhahdo waa in la qaataa halka xaasku ay is leedahay ninkaaga la tartan oo xitaa waxyaabaha wanaaga ah ee uu sameeya maku mahad celiso.

Wednesday, December 20, 2017

7 qodob oo adkeyn kara xiriirka lamaanaha ka dhexeeya.


Waxyaabaha kadhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid ukala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad ubaahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku qoran ayaa ah dabeecado sameyn kara, ama joogteyn karana xiriir caafimaad iyo farxad leh.

10 Things You Need To Know About True Love

True Love
True love is magical. True love is mystical‒Right? Well, kind of. But it’s more than that, as anyone in a relationship can tell you. Read on to find ten things you need to know about true love.

Sunday, December 17, 2017

QIIMAHA NOLOSHA QOYSKA

Sawir muujinaya qoys ka kooban afar ruux
Waxaa dhaqankeena ka maqan guud ahaan qiimaynta nolosha iyo fahamkeeda. Waxaa caadi ah inaan qofka Soomaaliga ah xirfad lahayn, isla markaasna uusan ka wal-walaynin ama uusan ku talagalayn nolosha soo foodsaari karto muddo yar kadib.