Showing posts with label sports. Show all posts
Showing posts with label sports. Show all posts

Tuesday, November 21, 2023

ICC Cricket World Cup 2023 final: Five things that went wrong for India

 

Australia are champions for a sixth time after they beat India by six wickets in the ICC Cricket World Cup 2023 final in Ahmedabad.

Sunday, July 7, 2019

U.S. women's soccer team win 2019 World Cup over the Netherlands in 2-0 final

The U.S. women's national soccer team proved their dominance at the 2019 Women's World Cup by defeating the Netherlands 2-0 on Sunday in the championship match.

Tuesday, May 8, 2018

Tartanka kubad cag-yaraha qaaradda Afrika oo ka socda Liibiya, iyo xulka qaranka Soomaaliya oo la dheelay kan Liibiya


Tartanka kubad-cag-yaraha qaaradda Afrika (African Mini Football Federation) ayaa ka bilowday dalka Liibiya, ayadoo ay ka qeybgalayaa xulal ka socda qaar kamid ah dalalka Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto.

Tuesday, January 2, 2018

Lama shaqeyno Wasaaradaha ciyaaraha maamul goboleedyada

Cabdi qani  Saciid carab
Cabdi qani  Saciid carab oo ah guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya  ayaa ka hadlay go’aankii ka soo baxay Wasaaradaha maamul goboleedyada oo ku aadanaa in Xiriirka lagu Saleeyo hab qaybsiga Faderaalka oo ay ku dhisantahay Dowlada Soomaaliya.

Wednesday, December 20, 2017

Halyeyga horumarka Kubadda Cagta ee Puntland (Wax ka ogow ragga ka dambeeya guulaha xulka Puntland)

Mustafe Cabdiraxmaan (Majacase)
Kooxda Kubadda Cagta ee Puntland waxa ay markii labaad oo xiriir ah gaartay kama dambeysta SIRT (Somali’s Inter – Regional Tournament).

Friday, December 15, 2017

Ciyaartii baaqatay ee Jubbaland vs Galmudug oo galabta la ciyaarayo.

Banaadir stadium
Galmudug oo laga rajo fiican yahay ayaa galabta ciyaareysa kullan u ah Final mahadaama hadii laga badiyo ama bar baro lagu celiyo ay tartanka isaga hareyso.

Thursday, December 14, 2017

Kulan ciyaareedkii galabta ee Galmudug iyo Jubbaland oo baaqday iyo sababta ka dambaysa

Banaadir Stadium
 Waxaa laga dhawaajiyay inuu baaqaday kulankii galabta dhex mari lahaa Galmudug iyo Jubbaland tartanka Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Wednesday, December 13, 2017

Maxamed Amiin Baryare oo ku Guulaystay tartan orod oo lagu qabtay Magaalada London

Moha iyo labo wiil oo kale.
Maxamed Amin Baryare Cali oo ah orodyahan Soomaaliyeed oo da' yar ayaa ku guulaystay tartanka orod-dada dheer ee loo yaqaan "SEAA Inter County Cross Country Championships".kaasi oo 9-kii bishan aynu ku jirno lagu qabtay magaalada London ee Ingriiska.