Friday, February 16, 2024

Puntland oo gacanta kusoo dhigtay dabley nin ganacsade ah Gaalkacyo ku dilay

 

Puntland oo gacanta kusoo dhigtay dabley nin ganacsade ah Gaalkacyo ku dilay

Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay dabley ku eedeysayn inay shalay Gaalkacyo ku dileen nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Tahliil.

Wasiirka batroolka Soomaaaliya oo sheegay Soomaaliya in sanadkan laga soo saarayo shidaalkii ugu horeeyay

 

Wasiir Cabdirisaaq Cumar Maxamed

Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in markii ugu horraysay sannadkan 2024 Soomaaliya lagasoo saaridoono shidaalkii ugu horreeyay  ee dalka.

Friday, December 8, 2023

Dawladda Sweden iyo Xisbiga SD ayaa doonaya inay xisaabiyaan qiimaha soogalootiga

 

Xoghayaha xisbiga Sverigedemokraterna, Mattias Bäckström Johansson

  • Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ogaadaan saameynta dhaqaale ee soo galootigu ku yeeshay Iswiidhen, iyada oo loo fiirinayo wadamada ay ka soo jeedaan soo galootigu

UNSOM: Daadadka ka dhacay Soomaaliya waxay burburiyeen 20 saldhig oo ay lahaayeen ATMIS


 Saraakiil sare oo ka socday Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Howlgalka ATMIS ayaa booqasho ku tagay degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, si ay u qiimeeyaan saameynta fatahaadaha ay ku yeesheen ciidamada ku sugan jiidaha hore.

Thursday, December 7, 2023

Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u cusbooneysiiyay heshiiska difaaca si loo xoojiyo xasilloonida gobolka

 


Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi oo dhanka difaaca ah iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika.