Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in markii ugu horraysay sannadkan 2024 Soomaaliya lagasoo saaridoono shidaalkii ugu horreeyay ee dalka.

Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo iskaashi oo dhanka difaaca ah iyo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo nabadda iyo amniga Geeska Afrika.
Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in wax sii socon kara uusan ahayn go’aankii ay shalay ku dhawaaqeen baarlamaanka Puntland, kuwaas oo muddo kordhin sanad ah sameystay.