Friday, December 8, 2023

Dawladda Sweden iyo Xisbiga SD ayaa doonaya inay xisaabiyaan qiimaha soogalootiga

 

Xoghayaha xisbiga Sverigedemokraterna, Mattias Bäckström Johansson

  • Xukuumadda iyo xisbiga Sverigedemokraterna ayaa doonaya inay ogaadaan saameynta dhaqaale ee soo galootigu ku yeeshay Iswiidhen, iyada oo loo fiirinayo wadamada ay ka soo jeedaan soo galootigu

  • Machadka is-rogrogga dhaqaalaha Iswiidhen ayaa waddan ahaan u xisaabn doona.

  • Hogaamiyaha xisbiga Centerpartiet Muharrem Demirok ayaa ka soo horjeestay soo jeedintan, wuxuuna ku tilmaamay dalab shaqo oo ka timid xisbiga Sverigedemokraterna.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim