Calanka Somaliland |
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi ayaa lagu magacaabay Golaha wasiirada Soomaalialand kuwaas oo ka koban 32 wasiir iyo ku xigeeno kuwaas oo kala ah:
- wasiirka wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah Dr. Sacad Cali Shire
- wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Yaasiin X. Maxaumuud Xiir Faarax.
- wasiirka wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf Warsame.
- wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo horumarinta qaranka Cawaale ibraahim Shirwac Looddoon,
- wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed Maxamed.
- wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Ciise Axmed Yuusuf Cabdille.
- wasiirka wasaaradda Horumarinta maaliyada Yuusuf Maxamed Cabdi Raage.
- wasiirka wasaaradda Cadaalada Cabdiqani Maxamuud Caateeye fariid.
- wasiirka wasaaradda Diinta iyo awqaafta SH. khaliil Cabdillaahi Axmed Rooble.
- wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Axmed Muumin Seed Habbene.
- wasiirka wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Cabdirishiid Xaaji Ducaale Qambi Cabdalle.
- wasiirka wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha Yuusuf Mire Maxamed Nuux (Boos)
- wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta iyo technoolajiyada Dr. cabdiweli Sh. Cabdullaahi Suufi Jibriil.
- wasiirka wasaaradda Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad Iidle.
- wasiirka wasaaradda Shaqo galinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Hinda Jaamac Xirsi Maxamed.
- wasiirka wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga Maxamed Axmed Maxamuud Cawad.
- wasiirka wasaaradda Xanaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi.
- wasiirka wasaaradda Warfaafinta, wacyigalinta, iyo dhaqanka Cabdirixmaan Cabdilaahi Faarax Diiriye (Guri-barwaaqo)
- wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Shugri xaaji Ismaaciil Maxamuud Baandare.
- wasiirka wasaaradda Horumarinta Biyaha Saleebaan Yuusuf Cali Koore.
- wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Jaamac Maxamuud Cigaal Maxamed.
- wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadkan Cabdilaahi Obokor Cismaan Aw-Yuusuf.
- wasiirka wasaaradda Xiriirka golayaasha iyo arimaha Dastuurka Maxamuud Xaaji Aadan Cilmi Maxamuud..
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah Liibaan Yuusuf Cismaan Xuseen.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye Waceys.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada warfaafinta, wacygelinta iyo dhaqanka Maxamed Muuse Abees Faarax.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Xanaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga Yurub Abiib Cabdi Cumar.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Horumarinta Maaliyada Maxamed daahir Axmed.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta qaranka Eng. Xuseen Ibraahim Xasan Buuni.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo sayniska Cabduqaadir Maxamuud Sh. Maxamed Warsame.
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Horumarinta Caafimaadka Cabdinaasir Cumar Jaamac Rooble (kadin)
- wasiirka ku-xigeenka wasaarada Gaadiidka iyo Horumainta jidadka Sahal Maxamed Jaamac Faarax.
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim