Wednesday, May 31, 2017

Sarkaal ka tirsan ciidamada dawlada soomaaliya oo caawo muqdisho lagu dilay

Sarkaalkan oo ka tirsan ciidamada dawlada soomaaliya ayaa caawo lagu toogtay magaalada muqdisho.

Sarkaalkan ayaa lagu magaacaaba Cabdulaahi Cilmi Nuur.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim