Monday, March 13, 2017

Qaramada midoobay oo cambaareysay qaraxyadii mataanaha ahaa ee muqdisho ka dhacay maanta.

Xafiiska u qaabilsan soomaaliya hay'ada qaramada midoobay ee UNSOM ayaa cambaareeyay qaraxyadii nmataanaha ahaa ee maanta ka dhacay magaalada muqdisho, kuwaasi oo lagu laayay dad shacab ah iyo masuuliyiin aan waxba galabsan.


QM ayaa sheegtay in ay garab taaganyihiin dowlada Soomaaliya ee ku hawlan sidii dalka nabadgalyadiisa loo xoojin lahaa isla markaana loo ciribtiri lahaa kooxaha argagixisada ah ee shacabka dhibaatada ku haya..

sido kale QM ayaa sheegtay in aysan qaraxyadaasi waxba u dhimayn horumarka iyo nabadda ka jirta magaalada muqdisho.




No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim