Madaxaweynaha dalka K. Afrika, Jacob Zuma ayaa xilkii madaxtinmo ee dalkaasi iska casiley kadib buuq maalmihii dhowaa hareeyey xukunkiisa.
Madaxweyne Zuma ayaa loo soo jeediyey eedo musuqmaasuq, eedahaas oo ka imanayey badi xubnaha xisbigiisa.
Madaxweynaha oo markii hore baaqyadan ka dhago adeygayey ayaa ugu dambeyn TV ka sheegay in xilkii madaxtinimo ee K. Afrika uu ka degay.
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim