Saturday, February 25, 2017

Agaasime cusub oo loo magacaabay madaxtooyada dawlada Puntland

Agaasime Soofe

Maxdaxweynaha dawlada Puntland ayaa u magacaabay Cabdinaasir Biixi soofe agaasimaha madaxtooyada dawlada Puntland ee garoowe.



Agaasimihii hore deeq



Magacaabida agaasinka cusub ayaa timid kadib markii uu saaka iscasilay agaasimihii hore ee madaxtooyada dawlada Puntland. waxaana lagu magaacabay agaasimaha wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Dr. Cabduweli Maxamed Cali Gaas.

Cabdinaasir biixi soofe ayaa horay xilal kala duwan uga soo qabtay dawlada Puntland.

Wararkii ugu dambeeyay Halkan ka akhri

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim