Sunday, January 22, 2017

Wareega Labaad ee doorashada Gudoomiye kuxigeenka 1aad.


doorshada gudoomiye kuxigeenka koowaad ee aqalka sarre ee soomaliya ayaa waxaa ku tartamay saddex xildhibaan waxa ayna kala heleen codadka:

  1. Cabdi Xasan Dhuxulow  wuxu helay 17 cod.
  2. Abshir Maxamed Maxamuud waxa uu helay 19 cod.
  3. Maxamuud axmed Mashruuc waxa uu helay 16 cod
waxaana wareega saddexaad ee doorshada u gudbaya xildhibaanda kala ah Cabdi Xasan Dhuxulow iyo Xildhibaan Abshir Maxamed Maxamuud.

Halkan ka akhri doorashadii wareega Koowad

Labadan xildhibaan ee wareega saddexaad u gudbay waxa ay soo gaaren wareegi ugu dambeeyay ee doorashada waxaana gudoomiye ku xigeenka koowad ee Aqalka sarre noqon doona xildhibaankii hela codadka ugu badan ee doorashada.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim