Sunday, January 22, 2017

Gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee barlamaanka oo la doortay.


G. koowa Abshir Bukhaari
Abshir Maxamed (Maxamuud Bukhaari) ayaa noqday gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee baarlamaanka, waxaana uu kaga guulaytay Xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow. labadan xildhibaan ayaa kala helay codadka xildhibaanda aqalka sarre. waxay ayna u kala heleen sidan:

  1. Abshir Maxamed Bukhaari wuxu helay 32 cod.
  2. Cabdi Axmed Dhuxulow wuxu helay 22 cod.
wuxuuna sidaas Axmed Bukhaari ku noqday Gudoomiye ku xigeenka koowad ee Aqalka sarre.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim