Tuesday, January 24, 2017

Ciidamo ajaanib ah oo saaka alshabaab kala wareegay degmada Badhaadhe ee G. Jubbada Hoose


Dagaalyahano Al-shabaab ah
Ciidamada ajaanibta ah ee saaka kooxda Al-shabaab kala wareegay gacan ku hayta degmada Badhaadhe halkaas oo saldhig u ahayd kooxda Al-shabaab ayaa aha ajaanib kenyan ah iyo ajaanib kale.


Dagaalkan ayaa sababaay dhimashada labo qof oo mid ka mid ah yahay kooxda alshabaab halka qofka kalena uu yahay haweenay rayid ah.

goob joogayaal ku sugan degmada badhadhe ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidamada ciidamada ajaanibta ah ay kasoo galeen degmada dhanka wadada Kulbiyow. waxaana goor dambe oo barqo ah goobta soo gaaray ciidamo ka socda dawlad gobeleedka Jubbaland.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim