Wasaaradda arrimaha gudaha,federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka ayaa goor dhow soo saartay go'aamo cusub oo la xiriira doorashada Jubbaland.
Sidoo kale, warka ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ayaa lagu caddeeyay in halkii kursi loo soo xulayo hal xildhibaan oo kaliya.
Hoos ka akhri warsaxaafadeedka;
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim