Thursday, February 22, 2018

Madaxweyne Biixi oo maanta magacaabay mas'uuliyiin cusub


Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta masuuliyiin cusub u magaacaabay qaar ka mid ah hay’adaha dawladda.

Sagaalkan masuul ee hay’adaha dawlada uu kala magacaabay ayaa kala ah:

Tir
Magaca
Xilka
1.
Cismaan Sheekh Cabdi 
Sheekh Maxamed Kaahin
Maareeyaha Hay'adda 
Waddooyinka
2.
Mustafe Faarax Cali Aadan
Maareeye Ku-xigeenka 
Hay'adda Waddooyinka
3.
Muuse Xasan Xaaji Yuusuf
Guddoomiyaha Hay'adda 
Dhawrista Tayada
4.
Khadra Xaaji Ismaaciil Yoonis 
(Khadra Xaaji Gaydh)
Guddoomiye Ku-xigeenka 
Hay'adda Dhawrista Tayada
5.
Maxamed Cali Bille Guuleed
Agaasimaha Guud ee 
Madaxtooyada
6.
Axmed Xasan Cigaal Sahal
Safiirka Somaliland u 
Fadhiya Itoobiya
7.
Maxamed Warsame Ducaale
Ergayga Gaarka ah ee u 
Qaabilsan Somaliland 
Qaramada Midoobay
8.
Maxamed Cabdikariin Cumar 
Ismaaciil (Maarshaal)
Safiir Ku-xigeenka 
Somaliland u Fadhiya 
Itoobiya
9.
Ayaanle Salaad Diiriye
Safiir Ku-xigeenka 
Somaliland u Fadhiya Dalka 
Kiiniya

Dhinaca kale, Madaxweynuhu wuxuu magacaabay toddoba Garsoore oo uu u magacabay maxkamadda Ciidamadda qalabka sidda:

Tir
Magaca
Xilka
1.
Gaashaanle Sare, 
Saleebaan Muuse Xasan
Guddoomiyaha Maxkamadda 
Sare ee Ciidammada Qalabka 
Sida ee Jamhuuriyadda 
Somaliland
2.
Gaashaanle Sare, Siciid 
Xasan Maxamed

Garsoore ka tirsan 
Maxkamadda Sare ee 
Ciidammada Qalabka Sida ee 
Jamhuuriyadda Somaliland
3.
Gaashaanle Dhexe, 
Ibraahin
Maxamuud Guuleed
Guddoomiyaha Maxkamadda 
D1aad ee Aaga Bari
4.
Gaashaanle, Cabdillaahi
Xasan Carraale
Garsoore ka tirsan 
Maxkamadda Sare ee 
Ciidammada Qalabka Sida ee 
Jamhuuriyadda Somaliland
5.
Gaashaanle, Yaasiin X. Cali 
Maxamuud
Garsoore ka tirsan 
Maxkamadda Sare ee 
Ciidammada Qalabka Sida ee 
Jamhuuriyadda Somaliland
6.
Gaashaanle Dhexe, Fu'aad 
Raage Maxamed Xirsi
Xeer-ilaaliyaha Guud ee 
Ciidammada Qaranka
7.
Gaashaanle, Khadar Cali 
Maxamuud
Xeer-ilaaliye Ku-xigeenka 
1aad ee Ciidammada Qaranka
                

Hiiraan Online

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim