Baabuurtan bilaa wadaha ah waxa ay ka hawlgaleen dalka Iswiidhan waxa ayna ka shaqeyaan xaafada Kista, Baaburtani waxa ay halkii mar qaadi karaan !2 qof oo kaliya, waxaana ay safrayaan halkii mar masaafo dhan hal kilmeter iyo bar (1.5KM) iyaga oo ku socondoona xawaare dhan labaatan kilometer saacadiiba (20KM/H) waxaana ay istaagi doonan saddex goobood.
Shirkada Nobina ayaa iskaleh baabuurtan waxa ayna si tijaabo ah u shaqayn doonaan mudo lix bilood ah waxaana lagu raaci dooni si bilaash ah.
Halkan ka daawo Videowga.
Author: Yakub Aden
Twitter: Ibnubotan
Instagram: Ibnubotan
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim