Wednesday, December 13, 2017

Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey?

Banaadir stadium

Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si xamaasadeysan, iskuna miley ciyaaraha iyo siyaasada.
Sahra Cabdi Axmed oo la xariirtey ciyaaryahano hore usoo dheelay bari samaadkii, wasaaradda ciyaaraha iyo dhinyaro u dhuun duleela arinkan ayaa warbixinta ku eegayso
Halkan ka dhagayso


Xigasho Voa

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim