Sunday, January 29, 2017

Liiska musharixiinta madaxweynaha soomaaliya oo la shaaciyay.


Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhawayd soo gaba gabeeyey diiwaangelinta musharaxiinta u taagan qabasha xilka madaxtinimada dalka.

No comments:

Post a Comment

Arigtidaadu waa muhiim