Taliyihii hore ee booliska dalka Al Jeeriya ,Abdelghani Hamle
iyo labo wiil oo uu dhalay ayaa la xiray, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.
iyo labo wiil oo uu dhalay ayaa la xiray, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.
Xarigan ayaa ka dambeeyay, iyadoo booliska dalkaas uu muddooyinkii dambe waday howlgal iyo dabagal lagu hayay madaxda dowladdii hore iyo ganacsatada waaweyn oo aad ugu dhowaa madaxweynihi hore Cabducasiis Butafliiqa iyaga oo baaritaanno dheer oo la xiriira lagu sameynayay musuqmaasuqa waday.
No comments:
Post a Comment
Arigtidaadu waa muhiim