Friday, May 17, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo booqasho ku tagay magaalada Carta

 



Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu waheliyo Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Dileita Mohamed Dileita ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Carta ee dalka Jabuuti halkaas oo uu ka socdo dhismaha matxafka weyn. 

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw War murtiyeed laga soo saaray

 

Waxaa goordhaw War murtiyeed laga soo saaray Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhaxeeyay madaxda dowladda fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Wiil 12 jir ah oo aargoosi aano qabiil loogu dilay gobolka Galgaduud

 

Maleeshiyo beeleed hubeysan ayaa wiil yar oo 12 sano jir ahaa ku dilay deegaan hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, kasoo jeeday deegaan ahaan magaalada Galdodob ee gobolka Mudug.

The heaviest person in human history.

 


Daniel Lambert was born in Leicester on 13 March 1770 into a family of gamekeepers, huntsmen and field sportsmen.

Friday, February 16, 2024

Puntland oo gacanta kusoo dhigtay dabley nin ganacsade ah Gaalkacyo ku dilay

 

Puntland oo gacanta kusoo dhigtay dabley nin ganacsade ah Gaalkacyo ku dilay

Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay dabley ku eedeysayn inay shalay Gaalkacyo ku dileen nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Tahliil.